Ardayda Bardaale oo Loo qabtay Tababar ku saabsan Diyaar garowga Imtaxaanka Dowlada.

0
10

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababarkan ayaa socdey mudo ku dhawaad laba bilood ah kaas oo Ardeyda lagu barayay Diyaargarowga Imtixaanka Shahaadiga ee Fasalka 8aad Degmada Berdaale sidii ay u noqon lahaayeen kuwa ku guuleysta hadafkooda.

Ardeyda ayaa waxay ka kala imaadeen iskuulada ku yaala Degmada Bardaale waxaana bixinaayay Macalimiinta iskuulada si Ardeyda loo siiyo sidii ay u guuleysan lahaayeen maadama hada u gudbayaan dugsiga sare kana gudbayaan Dugsiga dhexe.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya