Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ardayda baratay cilmiga dhaqtarnimada ee Jamaacadda Farnts Fanon ee Magaalada Hargeysa ayaa u fadhistay Imtaxaanka kama dambeysta ah.
Hormuudka kuliyada caafimadka ee Jamaacadda farnts fanon Dr.Jamaal Cawil Diriir aya fah-faahin kabixiyay Imtaxankan ay ardayda u faristeen.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa