Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-250 qof oo kakala socday xaafadaha kala duwan ee magaalada barbara ayaa dhameystay tababarka maareynta qashinka iyo ka ganacsiga sidii lacag looga sameen lahaa qashinkaasi, tababarkan waxaa iska kaashanayay dowlada hoose ee degmada kismaayo iyo qaar kamid ah hey’adaha ka hawl gala magaaladaasi.
Qaar kamid ah Agaasimayaash waaxaha kala duwan ee qorsheynta iyo arimaha bulshada ee dowlada hoose ee degmada barbara ayaa kawarbixiyay ahmiyada tababarkan.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya