Arday oo baratay cilmiga Computerka oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne.

0
159

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen 120 ardey oo baratay cilmiga Computerka islamarkana ka aflaxday iskuulka Hoggaan.

Munaasabadan ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka iskuulka, bahda waxbarashada, waalidiin, ardeyda qalin jabisay iyo marti sharaf kale.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya

Audio Player