Arday ku nool Magaalada Jigjiga oo soo bandhigay hal abuur ay sameeyeen.

0
50

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ardayda wax ka barata dugsiga Iqra ee magaalada Jigjiga ayaa soo bandhigtay xirfadooda aqooneed ee dhanka tiknoolajiyada oo ay sameeyeen.

Madasha lagu Soo bandhigaayay waxaa kaqayb galay Maamulka Iskuulka Masuuliyiin ka socoday Xafiiska Waxabarshada Dowlada Deeganka Soomaalid, Waalidiin iyo marti sharaf kale.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahineya