Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Degmada Luuq e gobolka Gedo Daahir Muxumed Nuur iyo gudoomiye kuxigeenka degmada oo ka jawaabaya codsi uga yimid ardayda ufariisanaysa imtixaanadka shahaadiga ee fasalka sideedaad oo gaaraysa 140 Arday lagana rabo 25$ Arday kasta, ayaa waxaa uu maanta gudoomiyaha degmada uu booqday iskuulka hoos, dhexe ee Luuq waxaana uu maamulka Iskuulka kuwareejiyay lacagti ay ka codsadeen ardayda si uu u dhiirigeliyo islamarkaana uu ugu muujiyo garab istaag.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya