Arday fursado waxbarasho oo lacag la’aan ah ka helay Iskuulka Mwangaaza ee Degmada Dhoobley.

0
77

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-In kabadan 200 arday oo iskugu jira danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarasho oo lacag la’aan ah ka helay Iskuulka mwangaza ee Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose.

Qaar kamid ah Ardayda waxbarashada bilaashka ka faa’iideysanaya oo aan wareysi la yeelanay ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin fursadaha waxbarasho ee lacag la’aanta ay heleen.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya