Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In ka badan 20 Arday ayaa waxbarasho bilaash ah ka heshay Jaamcadda Baledweyne ee Magaalada Baladwayne ee xaruunta Gobalka Hiiraan.
Ardaydaan cusub ee ku soo biirtay Jaamcadda ayaa waxaa ay ku kala biireen kulliyadaha kala duwan sida Caafimaadka, Waxbarashada, kombiyuuterka iyo culuumta shareecada Islaamka.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa