Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa lagu qabtay munaasabad ay kuqalinjabinayeen Arday ka baxday qaybta caruurta ee barbaarinta iskuulka Al-daareyn ee magaalada Hargeysa kuwaas oo la baray
Ardaydan ayaa la baray casharo la xiriira diinta islaamka ,kala danbeynta ilaalinta nadaafadda iyo hab dhaqanka wanaagsan.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya