Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabasan oo si weyn loosoo agaasimay ayaa waxaa ku qalinjibinyay 44 arday oo dhameystay fasalka 12-aad ee Dugsiga Bari e Magaalada Boosaaso.
Maamulka iskuulka madaxda shirkadaha aqoonyahano iyo waalidiin ayaa ka qeeybgalay munaasadabada.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya