Arday danyar iyo agoon ah oo fursad waxbarasho ka helay Iskuulka Ileys ee Baladweyne

0
102

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In ka badan 50 Arday oo iskugu jiro danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarshada oo bilaash ah ka helay iskuulka ileys oo ku yallo xaafadda kooshin ee magalada Baladweyne

Ardayda helay fursadaha waxbarsho ee iskuulka ileys ayaa ahay kuwa aan awoodin in ay iska bixiyaan qarashaadka waxbarashada.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa Warbixintan ku eegaya