Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In ka badan 50 arday oo iskugu jiro danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarsho oo lacag la’aan ah ka helay isluulka green ee Magaalada Baladweyne.
Ardayda la siiyay fursadaha waxbarasho ayaa ahaa kuwo aan awoodin in ay iska bixiyaan qarashaadka waxbarashada.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya