Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-In ka badan 50 Ardey oo iskugu jiro dan yar iyo agoon ayaa fursado waxbarasho oo lacag la’aan ah ka helay iskuulka kanbareej ee magalada Baladweyne.
Mamulaha Iskulka kanbarej Cabdifitaax Haadi Maxamuud ayaa Kawarmay tirada ardayda ayaa siyeen fursadaha waxbarsho ee lacag la’anta ah.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa Warbixintan ku eegaya