Maamulaha Iskuulka Waamo ee deegaanka Dhoobley ayaa sheegay inay fursad waxbarasho siiyeen araday badan oo danyar ah Xasan Maxamed Xuseen oo ah Maamulaha Iskuulkaasi ayaa tilmaamay in ku dhawaad Boqol Arday oo u badan Agoomo ay siiyeen Fursadaasi maadaama aysan awoodin inay Waxbarashada Iska Bixiyaan Wariyeheena Xasan Maxamed Cabdallaahi ayaa warbixintan ku eegaya.