Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabad ay ku qalin badalanayeen dufcadii afaraad ee dhamaysatay dugsiga dheeman college ee magalada Dhuusamareeb ayay ka qaybgaleen masuuliyiin iskugu jiro wasiiru dawlaha Wasaarada cadaalada Galmudug xildhibaano heer State ah masuuliyiin ka tirsan Wasaarada waxbarashada Galmudug iyo marti sharaf kala duwan.
Machadka dheeman college ayaa kamida macaahida ku yaalo magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ee ardayda fursadaha usiiya inay bartaan xirfado kala duwan.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa