Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaaladda Godeey ayaa lagu qabtay Munaasabad ay ku qalin jabinayeen inkabadan 834 oo bartay Xirafadaha Farsamada gacanta sida Dawaarka, Cunno karinta Tababarada iyo Cilaan saarka Islamarkaana ka baxay Kulliyadaha Suldaan Cabdullahi Suldaan Bade.
Munaasabada lagu maamuusayay Ardaydaan ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Kulliyada, Bahda Waxbarashada, Macallimiin, Haween, Odayaal iyo ardayda loo qabtay Munaasabada.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa