Aqoonyahano ku nool Dhuusmareeb oo ku baaqay in laga hortago Guurka deg dega.

0
128

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Guurka xilligga hore ah ee gabadha yar  la guursado iyadoo aan u diyaar garoobin masuuliyada reerka iyo hooyanimo intaba  ayaa la tilmaamaya  in ay  ku keento gabdhaha yar yar dhibaatooyin dhanka caafimaadka iyo nolosha inteeda kaleba.

Dhibaatada nololeed ee lagala kulmo guurka deg dega ah tira yar oo haeeenka ah ayaa ka badbaaday waxaase badan caqabadaha ka yimaada taas oo u baahan. In si waada jir ah looga hortago.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya