Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Abaaraha kajira guud ahaan dalka ayaa saameeyay Deegaanno badan oo katirsan Gobalka Shabeellaha Dhexe iyadoona Magaalada Jowhar ay usoo hayaameen Dadka abaaruhu ay saameeyeen kuwaasi oo intooda badan ku xoola beelay Abaarta.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya