Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Nabadu waa furaha nolosha, qiimaha ay leedahay ma ahan wax la soo koobi karo, marka la soo hadal qaado ereyga nabad, qof kastaba waxaa ku soo dhacda qiimaha ay nabadu u leedahay nolosha Aadanaha.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa