Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wadashaqayn xooggan oo dhaxmarta laamaha amniga iyo bulshada qaybeheeda kala duwan ayaa laga dhaxlaa xasilooni iyo nabad galyo guud oo ka kajirta Deegaanka taas oo sal dhig u ah horumar.
Magaalada kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose ayaa waxaa si wayn loo looga dareemayaa ammaanka kajira taas oo ay xaqiijiyeen laamaha amniga oo garab ka helaya bulshada.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa