Aqoonyahanada Dhoobley oo ku baaqay in sare loo qaado Maalgashiga Degmada.

0
237

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose oo ah Magaalo xudeed islamarkaana ah mid ku wanaagsan Ganacsiga ayaa xilagan waxaa ka jira fursado badan oo dhanka ganacsiga una baahan Maalgashi dhinacyo badan.

Qaar kamid ah Aqoonyahanada Degmada Dhoobley ayaa ganacsatada ugu baaqay Soomaaliyeed in ay ka faa’iideystaan fursadaha ganacsi ee ka jira Degmada maadamo ay tahay Degmo soo kooreysa islamarkaana ay ku taalo goob istiratiji ah.

Xasan Maxamed Cabdullahi.ayaa warbixintan ku eegaya