Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa lagu qiyaasaa 75% in ay ka yihiin Bulshada sidaa daraadeed waxaa mar waliba ay laf dhabar u yihiin bulshada.
Qaar kamid ah Aqoonyahanada ku nool Degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay doorka ay ka qaataan Horumarinta Nabadda.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan inooga diyaarisay