Aqoonyahanada Dhoobley oo ka hadlay doorkooda Horumarinta Nabadda.

0
29

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamul wanaaga waxaa uu yeelan karaan qeybo kala duwan sida mid shaqsiyadeed iyo mid wadareedba.

Iskuxirnaanta maamulka iyo bulshada ayaa waxaa ay door weyn ka qaadaneysaa Horumarinta nabada iyo Maamul wanaaga.

Qaar kamid ah dadka Aqoonyahanada ah ee ku nool Magaalada Dhoobley ayaa ka hadlay doorkooda Horumarinta Nabadda iyo Maamul wanaaga.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa Faah-faahineysa