Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada oo Bulashada Soomaaliyeed ka ah boqolkiiba todobaadtan iyo shan ayaa waxaa ay mar walba laf dhabar u yihiin Bulshada.
Qaar kamid ah Aqoonyahanada ku nool Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa ka hadlay doorkooda ay ku leeyihiin Horumarinta Nabadda iyo Maamul Wanaaga.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa