Aqoonyahanada Degmada Dhoobley oo bulshada uga digay jarista dhirta

0
59

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Faa’iidooyinka dhirtu u leedahay nolosha lama soo koobi karo mana jirto cid aan si toos ah ama si dad ban ugu tiirsaneyn dhirta Deegaanku waxaa uu aad muhiim ugu yahay dhinac kaste oo kamid ah nolosha wax kaste oo ka luma Deegaanka waxaa ay ka muuquunayesaa Dadka Deegaanka Qaar kamid ah Dhalinyarada wax baratay ee Ku nool Degmada Dhoobley ayaa fah-faahin ka bixiyay sida loo ilaalin karo Deegaanka loogana hortagi karo xaalufinta Dhirta.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya