Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wabiga shabeelle ayaa sanad walba ku fataha Tuulooyin iyo deegano katirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa ayna dhibaatooyin kala duwan ugeystan wax soo saarka beeraha iyo in ay barakacaan qoysas dan yar ah.
Qaar kamid ah Aqoonyahanada beeraha ee Magaalada Jowhar ayaa ka hadlay sida looga hortagi karo fatahaadaha.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa