Aqoonyahada ku nool Dhuusamareeb oo dhalinyarada kale ugu baaqay inay ka shiraan hormarinta Degmada

0
150

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah aqoonyahada ku nool magaalada Dhuusamareeb ayaa dhalinyarada kale Magaalada ugu baaqay inay ka shiraan hormarinta Degmada iyo xoojinta nidaamka dowladnimo si loo helo bulsho iyo deegaan hormarsan.

Cabdullahi Cadicasiis Siraad. ayaa faah faahinaya