Aqoon-yahanno ku nool Dhuusamareeb oo dhalinyarada ugu baaqay inay nabadda ka shaqeeyaan.

0
138

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Axmed Cabdulaahi iyo Axmed Maxamed Tima-cadde oo ka qeyb galayeen Barnaamij looga hadlaayay Nabadda ayaa dhankooda waxey Cabireen dareenkooda ku aadan qaabka loo wajahi karo in dhalinyarada ay ka shaqeyaan Nabadda, waxeyna sheegeen in dhalinyarada ay yihiin tiirirka Nabadda.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya