Aqoon kororsi ku saabsan wada shaqeynta bulshada iyo Booliska oo lagu qabtay Baraawe.

0
48

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Mohamed Yasin, ayaa Magaalada Baraawe si rasmi ah uga daah furay tababar ku saabsan wada shaqeynta Booliska iyo Bulshada Gobalka Shabeelaha Hoose.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya