Aqoon kororsi ku saabsan sara u qaadista xirfadaha oo lagu qabtay Hargeysa.

0
47

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Horumarinta ganacsiga maamulka Soomaaliland ayaa in ka badan 50 xubnood oo kamid shaqaalaha Wasaaradda ugu qabatay Magaalada Hargaysa Tababar la xiriira sare u qaadista Xirafadaha iyo Aqoonta.

Tababarkaan ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiiro, Agaasimeyaal, mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Ganacsiga iyo Shaqaalaha loo qabtay Tababarka.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya