Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka maamulka Hirshabelle Cilmi Daahir Muxumed ayaa qaar kamid ah Haweenka beeraleyda ah ee ku nool Magaalada Beledweyne u furay aqoon korosi ku saabsan horumarinta tacbashada beeraha sidoo kale ku wareejiay gaadiid iyo agabkii ay u adeegsan lahaayeen wax soo saarka beeraha oo ay bixisay Hay’adda Nis.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa