Aqoon-isweedaarsi ku saabsan dar-dargalinta Dakhliga Gudaha oo loo qabatay Ururadda Bulshada Jubbaland

0
33

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowlada Jubbaland ayaa Aqoon-isweedaarsi looga doodayey dar-dargalinta kordhinta Dakhliga Gudaha u qabatay Qaar ka mid ah Ururadda Bulshada Jubbaland.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya