Aqoon is weydaarsi ku saabsan Doorka Culimada ilaalinta Xuquuqda Aadanaha Oo Baydhabo Ka Furmey

0
69

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Haweenka Xaquuqul Insaanka iyo Arimaha Qoyska KG ayaa Magaalada Baydhabo Tababar ugu qabtey Culmaa’udiinka Odoyaasha Dhaqanka iyo Ururada u dooda Arimaha Xuquuqda Haweenka.

Tababarka ayaa u jeedkiisa ahaa sida culimada iyo Odoyaasha iyo Ururada qeyba hooda kala duwan ay isku xog wareysan lahaayeen sida looga hadlo Arimaha Xuquuqda Haweenka.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa