Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kadib markii Degmada Afgooye ku soo bateen Qashinka lagu shubayo wadooyinka kuwaas oo saameyn Caafimaad ka dhalatay iyo Nadaafad daro bahsan Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa Amaro Culus kasoo Saaray Gaadiidka Qashinka kasoo Qaada Muqdisho hadan keena Duleedka Degmada Afgooye.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa