Amarka qaadashada af-xirka oo ka dhaqan galay Magaalada Dhoobley.

0
220

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Dhoobley ayaa waxaa si rasmi ah uga dhaqan galay xirashada face-mask ama gafuur xirka kaasi oo ahaa amar dhawaan ka soo baxay maamulka Deegaanka si loga hortogo faafitaanka Covid-19.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa.