Amar laga soo saaray dadka iibiya raashinka dhacay Magaalada Baydhabo.

0
56

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Waaxda Caafimaadka iyo fayadhowrka Dowladda Hoose ee degmada Baydhabo Abshir Cali Xuseen ayaa amar kasoo saaray ganacsatada keenta raashinka dhacay.

Waxaa kale uu agaasimaha sheegay in ay mhiim tahay in la ilaaliyo nadaafada iyo tayada meelaha laga cunteeyo.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa

Audio Player