Agabka Nadaafada Oo La gaarsiiyey Barakacayaasha Degmada Wanlaweyn.

0
84

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agabkan oo isugu jira kuwa Nadaafada iyo Caagado ay Biyaha ku shubtaan maadama ay yihiin dad isugu jira Barakacayaal iyo danyar ku nool Degmada Wanlaweyn Ee Gobolka Shabeelaha Hoose kuwaas oo u baahnaa iyadoona goobta lagu qeybinaayey ay Goobjoog ahaayeen Maamulka Degmada.

Hey’adda Ixsaan Foundation ayaa agabyadan u qeybisay dadkan danyarta ah oo inta badan taageera Bulshada tabaaleysan Gudoomiye kuxigeenka Qorsheynta Degmada Wanlaweyn Yuusuf Ali Buule ayaa ugu horeyn ka hadlay Goobta ayaa u mahadceliyey Hey’adda soo agabkaan Bulshada soo gaarsiiyey.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa