Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Isbitaalka Degmada Balcad ayaa bur-burkii kadib ayaa waxaa howlgaliyay Maamulka iyo Shacabka Degmada balse waxaa ka jirtaa baahiyo aad u badan oo aan xiligaani isbitaalka aan ka maarmin.
Guddiga gacanta ku haaya isbitaalka ayaa sheegay in isbitaalka aan laheyn Saalada Qaliinka,Keydka dhiigga iyo Qolalka jiifka u ah Bukaanada.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya