Agab looga Hortagayo Fatahaada oo la gaarsiiyay shacabka tuulada Maandheere

0
136

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Masiilyiin katirsan Maamulka Gobolka Shabeella Dhexe iyo ka Degmada Jowhar ayaa agab isugu jira rashiin iyo qalabka loogag hortago fatahada gaarsiiyay bulshada ku nool tuulada Maandheere.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa