Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Beeraha Somaaliland ee gobolka Daad-madheedh ayaa bulshada beeralayda ah u qeybisay Dawooyinka Lagu Buufiyo Cayayaanka ku dhasha Beeraha.
isku duwaha Wasaaradda Beeraha ee Gobolka Daad-Madheedh Jamaal Deeq Maxamed iyo Aaden oo ka socoday Wasaaradda Beeraha Somaaliland ayaa kawarbixiyey dawooyin ay bulshada u qaybiyeen.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa