Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa lagu qabtay Munaasabad lagu soo bandhigayay agab cusub oo ku shaqeeya soolarka cadceeda islamarkana loogu talo galay in cunnada lagu karsado si looga hortago xaalufiinta Deegaanka.
Munaasabaddan ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan Dowladda hoose ee Magaalada Galkacyo qeybta Galmudug, ganacsato, aqoonyahanno iyo marti sharaf kale.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa