Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Islamic Relief ayaa Daawooyiin iyo qalab caafimaad ku wareejisay mas’uuliyiin ka socotay Degmooyiinka Hargeelle, Jarrati iyo Ceelkari oo kawada tirsan Gobalka Afdheer.
Daawooyiinka lagu wareejiyay Mas’uuliyiintaan yaa waxaa kamid ah Xanuun baabi’iyaasha , Daawada xaaladaha dag daga, Daawooyiinka cudurada looga hortago iyo qalabka xaaladaha Dag daga ah.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa