Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabadan oo lagu qabtay gudaha isbitaalka guud ee Kismaayo ayaa waxaa goobjoog ahaa wasiirka caafimaadka Xildhibaano ganacsato iyo madaxda isbitaalka waxaana lagu wareejiyay qalab caafimaad oo laga keenay dalka dibadiisa si uu wa uga badalo baahida Isbitaalka.
Qalabkan ayaa waxaa iska kaashaday ganacsatada Kismaayo qurbajoog iyo Hay,ada horumarinta Jubba Faali
Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa faah faahinaya