Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoonka Waxbarashada Maamulka Degmada Balcad Ustaad Bashiir Cabdullaahi Cali ayaa kawarbixiyay meesha ay mareyso dhisamaha dugsiga xanaanada caruurta ee Degmada Balcad.
Dhisamahan ayaa waxaa horey u dhagax dhigay Wasiirka Waxbarashada Maamulka Hirshabele.
Bulshada ku nool Degmada Balcad ayaa baahi weyn u qabay dugsiga xanaanada caruurta kaasi oo dhawaan lafilayo in dhismahiisa lasoo gaba gabeeyo.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya