Agaasimaha Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo kawarbixiyay Xaalada Waxbarasho ee Gobolka Gedo.

0
237

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Cusmaan Siyaax ayaa sheegay in Wasaaradda waxbarashada Jubbaland ay xarumo waxbarasho ka hirgalisay Degmooyin dhowr ah oo ka tirsan Gobolka Gedo isago oo xusay in Wasaaradda Waxbarashada ay wado dadaalo lagu hormarinayo waxbarashada.

Axmed Cusmaan Siyaax Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa madaxwaynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ku amaanay sida uga fakiro sidii ardayda Jubbaland ee ku nool Gobolka Gedo ay u heli lahaayeen waxbarasho.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya