Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Jubbaland Axmed Faarax Cali Aways oo hadal ka jeediyay madal looga hadlayay sidii dhalinyarada shaqo abuur loogu sameyn lahaa ayaa ug baaqay hey’adaha iyo shirkadaha waaweyn inay xooga saaraan shaqaaleysiinta dhalinyarada waxbaratay.
Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa warbixintan ku eegaya