Agaasimaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland oo kormeeer ku tagay dhisma cusub ee xarunta Wasaaraddaasi.

0
30

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland Mudane Cabdi Waaxid Maxamed Dhaqane ayaa kormeeer ku tagay dhisma xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland oo hadda socda.

Agaasimaha ayaa waxaa kormeerka ku wahelinayay qaar ka mid ah Agaasimiyaasha Wasaaradaha Jubbaland Kormeerka ayaa daarnaa ukuur galidda halka uu marayo dhismaha xarunta Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Jubbaland ee dhawaan ay ku shaqayn doonto.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya