Agaasimaha Waaxda Arimaha bulshada degmada Kimaayo oo bulshada ugu baaqay in ay ilaaliyaan Nadaafada.

0
132

Dhobley(Idaacadda Sanguuni)-Xanuunka shuban biyoodka oo ka mid ah cudurada faafa ayaa bilihii la soo dhaafay ka dilaacay qayb ka mid ah deegaanada Dowlad Goboleedka Jubbaland waxaana ka mid ah meelaha uu shuban biyoodka ka dilaacay Magaalada Kismaayo iyo deegaanada hoos yimaada sido kala waxaa uu ka dilaacay Degmada Dhoobleey.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya