Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo horantii bisha barakeysan ee Ramadan ay Magaalada Dhuusmareeb ee Caasimada Galmudug ku soo rogmaadeen daad aad u badan oo saamayn ku yeeshay bulshada ayaa Maamulka Caasimadda Galmudug waxa ay bilaabeen furitaanka Kannaallada biyo-mareenka Magaalada.
Agasimaha howlalaha guud ee Dowlada Hoose ee Dhusmareeb Shafici Cabdi kaynaan ayaa kawarbixiyay qaabka Maamulka u wajahay furitaanka Waddooyiinka.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa