Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheenta Jubbaland oo kawarbixiyay safar shaqo ay ku tageen Doolow

0
44

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheenta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamed Wali Cali ayaa kawarbixiyay safar shaqo oo ay qaar ka mid ah Agaasimiyaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda Jubbaland ku tageen Degmada Doolow ee Gobolka Gedo.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya